Ra’isul Wasaare Xaaskiisa Shaqo been abuur ah u sameeyay oo Xukun adag lagu riday

Maxkamad kutaala dalka Faransiiska ayaa xukun adag oo xabsi iyo ganaax lacageed ku riday Ra’isul Wasaarihii hore ee dalkaasi François Fillon iyo xaaskiisa, kadib dambiyo lagu soo eedeeyay oo lagu helay. François Fillon oo Ra’isul Wasaare ka ahaa dalka Faransiiska intii u dhaxeysay 2007 iyo 2012 ayaa lagu helay in xaaskiisa u sameeyay shaqo been abuur … Continue reading Ra’isul Wasaare Xaaskiisa Shaqo been abuur ah u sameeyay oo Xukun adag lagu riday